Xasan Sheekh oo ka hadlay Xiisada ka dhalatay Booqashadii Farmaajo ee Eritrea

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xiisada ka dhalatay Booqashadii uu Madxaweynaha Soomaaliya Farmaajo ku tagay dalka Eritrea oo colaad kala dhaxeyso dalka aan Walaalaha nahay ee Jabuuti. Dowlada Jabuuti ayaa si weyn uga carootay Baaq Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo u jeediyay Qaramada Midoobay oo ku aadanaa … Continue reading Xasan Sheekh oo ka hadlay Xiisada ka dhalatay Booqashadii Farmaajo ee Eritrea